Doorashada kursiga labaad ee tirsigiisu yahay HOP237 ee Golaha shacabka ee Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa kusoo idlaatay Xarunta Dugsiga tababarka Ciidanka...
Xarunta Dugsiga tababarka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Jeneraal Kaahiye ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa daqiiqado kahor kusoo dhammaatay doorashada kursiga ugu horreeya...
Waxaa Goordhow Xarunta Dugsiga tababarka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Jeneraal Kaahiye ka bilaabatay Doorashada kuraasta ugu horreeysa ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka...
Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada ayaa soo saaray Habraaca soo Gudbinta dacwooyinka Doorashada Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka Soomaaliya. Qoraal ay...
Ciidanka Booliska Gobolka Bari ee Maamulka Puntland ayaa waxaa ay saacadihii lasoo dhaafay howlgalo ballaaran ay ka sameeyeen gudaha xaafaddo ka tirsan...
Magaalada Muqdisho gaar ahaa Xarunta Dugsiga Tababarka ee Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa waxaa lagu wadaa in Maanta oo Isniin ah ay ka...
Iyaoo manta Galaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ay shir ay yeesheen xilkii ay kaga qaadeen Agaasimihii Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha Soomaaliya Maxamed Adan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa magacabay gudiga fulinta wareegtadii madaxweynaha ee ilaalinta dhulka danta guud. Guddiga Fulinta ee uu Ra’iisal...
Galaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa shir ay manta yeesheen waxaa ay xilkii ka qaadeen Agaasimihii Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha Soomaaliya Maxamed Adan...
Waxaa la filayaa in maanta la magacaaabo Taliyaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA, xili ay jiraan warar kaal duwan...