Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho la qaatay Siihayaha Safaaradda Mareykanka...
Maamulka Puntland ayaa joojiyey xalay madal uu ku casuunaa Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Federaalka, Maxamed Xassan Cirro oo Magaalada Garoowe ku sugan sida...
Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Federaal ayaa boggaadiyay bilaabashada Doorashada Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad oo la doortay labadii 2 Xildhibaan ee ugu horeeyey...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay xilka qaadis ku sameeyay Taliyihii Booliiska S/ Guuto Cabdi Xasan Xuseen Cabdiyare oo...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya kooxo oo burcad ahaa oo fiidnimadii xalay xaafad ka tirsan degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir ku...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa maanta Muqdisho uga guddoomay nuqul ka mid ah warqadaha...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa ka hadlay doorashadii Maanta ka dhacday Magaalada Muqdisho uu kusoo baxay Xildhibaankii ugu...
Wasiirka Caafimaadka Galmudug Dr. Cabdiwali Cabdulahi Jaamac oo ay wehliyaan qeyb ka mid ah xubnaha wasiirada ah ee ku jira Guddiga gurmadka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa qoraal uu soo saaray kusoo dhaweeyay doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka...
Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland ayaa Maanta waxaa gaaray Wakiilka Hay’adda FAO ee Soomaaliya Etienne Peterschmitt iyo wafdi uu hoggaaminayo, iyagoo...