Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahan Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa xalay Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Guddoomiyaha Aqalka Sare...
Is rasaaseynta ayaa la sheegey in ka dhalatay baabuur ay Ciidamada taraafikada ka xareeyeen Ciidanka ilaalada Madaxweyne ku-xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash,...
Afhayeen u hadlay Booliska Federaalka Jarmalka ayaa sheegay in maanta oo Sabti ah weerar mindi loo adeegsaday lagu qaaday dad saarnaa Tareen...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada Xukuumadda Federaalka ee Duraan Axmed Faarax iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa ay gaareen Magaalada...
Agaasimaha cusub ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Clmi Cali (Cabdul) ayaa Maanta xilka kala wareegay Agaasimihii hore...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax miino nooca dhulka lagu aaso ah ee laga hago meelaha fog-fog oo saaka ka dhacay...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Maamulka Puntland Dr- Jaamac Faarax Xasan ayaa maanta ka hadlay xaaladihii ugu danbeeyay ee caabuqa COVID-19, wasiirka ayaa xusay...
Ku-xigeenkii Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Simon Mulongo ee maalin kaho dowladda Federaalka Soomaaliya ka ceyrisay dalka ayaa ka hadlay Go’aanka ay...
Laamaha Amniga Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa dhalinyaro ku u soo qab qabtay dhaca Mobilada, oo Muddooyinkii la soo dhaafay...
Dagaal u dhexeeyay Ciidanka dowladda Federaalka gaar ahaan kuwa 14-ka Oktoober iyo dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa galabdhicii shalay ka dhacay Magaalada Marka ee...