Laamaha ammaanka Gobolka Mudug ayaa xalay gacanta ku dhigay maandooriye kala duwan, kadib markii Ciidanku ay sameeyen howgallo qorsheysan. Ciidanka ayaa qabtay...
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa mamnuucday in gudaha deegaanadeeda la soo geliyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn oo wax duuba ee loo yaqaano Drones,...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagal u dhexeeyay Cidanka Booliska Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab oo xalay ...
Maareeyaha Hay’adda Tayo-dhawrka Soomaaliyeed iyo wafdi uu hogaaminayo oo safar shaqo ku jooga dalka Sucuudi Carabiya ayaa ka qeyb galaya Shirka lix...
Golaha Wasiirada Ethiopia ayaa ku dhowaaqay in xaalad deg deg ah lagu soo rogay dalka oo dhan, taasi oo isla hadda dhaqan...
Guddiga Xalinta Khilaafaadka doorashooyinka ayaa hakiyay ku dhawaaqista Natiijada rasmiga ah ee kursiga Nambarkiisu yahay HOP239 oo shalay doorashadii ka dhacday Xarunta...
Magaalada Glasgow ee xarunta mandaqada Scotland ee dalka UK waxaa Isniintii si rasmi ah uga furmay Shirka Cimilada Adduunka. Ra’iisul Wasaaraha Britain...
Wararka aan ka heleyno wadada laamiga ah ee u dhexeeya Magaalooyinka Garoowe iyo Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa ku warramay in...
Madaxweynihii hore ee dalka Soomaaliya Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa mar kale ka hadlay bilaabashada Doorashada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11-aad oo...
Dagaalkaan oo u dhaxeeyay laba maleeshiyo Beeleed ayaa waxaa uu ka dhacay miyiga degaanka Dhagtuur oo 120km 120 KM dhinaca koonfureed ka...