Beesha Caalamka ayaa War kasoo saartay doorashadii Golayaasha degaanka ee maalmo kahor ka dhacday degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufeyn ee dowlad Goboleedka...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa fariin adag oo digniin ah u diray kooxda hubeysan ee Ahlusunna. Qoorqoor ayaa...
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa gaaray Magaalada Rooma, si uu uga qeybgalo shir madaxeedka G-20 ee looga hadlaayo arrimmaha canshuuraha oo ah...
Guddiga hirgelinta doorashooyinka Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa soo saaray Jadwalka doorashada laba kursi oo kamid ah kuraasta Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka...
Maxamed Shaakir Cali Xasan oo kamid ah hoggaanka Ahlusunna Waljamaaca ayaa marka hore u tacsiyadeeyay dadkii ku dhintay iyo kuwii ku dhaawacmay...
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa digiin kama dambeys ah u dirtay dadka deggan Dhulka Warlaliska Raadiyo Muqdisho ee...
Wasiirka Wasaaradda amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Maxamad Nor ayaa kormeeray Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, halkaasi oo uu kula kulmay...
Taliska AMISOM ayaa beeniyay warar dhawanahaan si weyn la iskula dhexmarayay oo kua aaddan in Ciidanka nabad ilaalinta Howlgalka Midowga Afrika ee...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hortagaya in lagu takri-falo hantida dadweynaha, si musuq maasuq ahna loola wareego; Madaxweynaha...
Guddiga Wasiirrada ah ee u xilsaaran Abaaraha ka jira dalka, Danjireyaasha Beesha Caalamka iyo Hay’adaha Gargaarka ee ka howl-gala dalka ayaa wada...