Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado ayaa arroornimadii hore ee saakay gudaha degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir ku dilay Askari ka tirsanaa dowladda Federaalka...
Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta musiibooyinka ee Xukuumadda Federaalka ayaa Gargaar deg deg u dirtay Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, halkaasi oo maalmahii...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftgareen ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Gudiga Hir-gelinta Doorashooyinka heer Federaal iyo heer Dowlad...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay doorashadii Golayaasha degaanka ee qofka iyo Codka aheyd ee maalin kahor ka...
Wararka aan ka heleyno Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Magaaladaas waaberigii hore ee saakay ay isaga baxeen Ciidankii Ahlusunna,...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay mas’uuliyiinta Wasaaradaha dekadaha, gaadiidka iyo hay’adaha amniga. Ra’iisul Wasaaraha ayaa...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa magaalada Kismaayo ku qaabbilay taliyaha ciidamada AMISOM Jeneral Diomede Ndegeya, iyo ku xigeenkiisa maj...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa shir-jaraa’id ku qabtay Xarunta Madaxtooyada ayaa ka hadlay Xaaladda Galmudug. Madaxwenaha ayaa ugu...
Maxkamadda Gobolkani Banaadir ayaa xukun ku ridday milkiilaha Hey’adda Sahan Reseach, kadib dambi lagu helay isaga iyo hay’addiisaba. Matt Brydan oo ah...
Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha Xukuumada Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan ayaa kulan la qaatay wafdi ka socday Hay’adda Qaramada Midoobay ...