Guddoomiyaha gobolka Mudug iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qaybgalay xukun ay Maxkamadda darajada koowaad ee Mudug ay ku riday dad lahaa maandooriyaha...
Hogaamiyaha militariga ee afgambiga ku qabsaday dalka Suudaan General Abdel Fattah al-Burhan, ayaa Mareykanka kula heshiiyey in la dedejiyo dhismaha dowlad cusub,...
Beesha Caalamka ayaa sheegtay inay aad uga walaacsan yihiin dib-u-dhaca kusii socda geedi-socodka doorashada Soomaaliya, kadib War-saxaafadeed wadajir ah oo Wakiilada Beesha...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa sheegay in Booliska Somalia ay bilaabeen qorsho looga hortagayo dadka waxyaabaha...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa shir gudoomiyay shirka golaha wasiirada DGM oo ka dhacay Xarunta Madaxtooyada Galmudug ee...
Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka heer Federaal Maxamed Xasan Cirro ayaa shaaciyay in todobaadyada soo socda doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka ay si rasmi ah...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud oo wareysi siiyey Radio Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyey sababta dalka looga ceyrinayo ku xigeenkii...
Wasaaradda Batroolka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa dhawaan qorsheyneysa in Golaha Wasiirada Xukuumadda horgeyso xeerka maamulka Ganacsiga Batroolka dalka, sida uu shaaciyay Agaasimaha...
Shir wadatashi ah ayaa uga furmay Magaalada Muqdisho, Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo wasaaradaha Shaqada iyo Arrimaha Bulshada...
Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Maxamed Cabdiraxiin ayaa kulan looga hadlayay amaanka Baraawe la qaatay saraakiisha AMISOM ee ku sugan degmadaasi Baraawe. Kulanka...