Shirkadda Facebook oo tirtay qoraalka Ra’Iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyadoo ku dooday in uu ka dhan ahaa siyaasadda shirkadda ee hurinta...
Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa Ciidamo ka tirsan kuwa Kenya waxaa lagula eegtay degaan u dhow Magaalada lamu,...
Waaxda Garoomada dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday inay xaraashi doonto 73 diyaaradood oo duug ah oo in muddo ah meel iska yaallay,...
Ciidanka Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa Garaoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ku qabtay diyaarado nooca loo yaqaano Drones-ka...
Wasiirka caddaladda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ku-xigeenka ergayga gaar ah ee Qaramada Midoobay u qaalbilsan arrimaha...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku tagay Qardho ayaa xarigga kajaray xarunta la socodka iyo la dagaalanka Ayaxa ee...
Kadib markii todobaadkaan gudhihiisa Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada Puntland ay dalbadeen in Somaliland lagu daro liiska waxa loogu yeero Argagaxisad ayaa...
Diyaarada oo siday Agab kala duwan kana baxday Magaalada Muqdisho ayaa Maanta waxaa ay ku gubutay garoonka diyaaradaha degmada Dooloow ee Gobolka...
Ciidamada ammaanka ee dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa xalay gudaha Magaalada Kismaayo ku xiray wakiilka doorashada ee siyaasiga Cabdi Cali Raage oo haatan...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe oo ka hadlay arrimaha doorashooyinka dalka ka bilowday, isagoo...