Turkiga ayaa billaabay dhaqangelinta go’aan muwaadiniinta u dhashay dalalka Suuriya, Ciraaq iyo Yemen u diidaya inay u dhoofaan waddanka Belarus iyaga oo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoygiisa ku hooqday Madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheikh Axmed oo ay ka...
Howlgal socday muddo 8 bari ah ayaa lagu soo gaban gabeeyey degaanka dhagtuur ee koofurta gobolka mudug, ka dib markii gacanta lagu...
Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ayaa waxaa lagu wadaa inay Maanta oo sabti ah ay ka dhacdo doorashada lagu dhameystirayo kuraasta...
Koox hubeysan ayaa habeenkii xalay aheyd agagaarka Isbitaalka Keysaney ee waqooyiga Magaalada Muqdisho ku dilay Wiil dhalinyaro ah iyo Darawal la sheegay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa safar dhulka ah goordhaweyd...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Ismaan Axmed Madoobe ayaa maalmaha soo socda lagu wadaa inuu safar ku tego Magaalada Garoowe ee...
Xilli shalay guddoomiye kuxigeenka Siyaasadda degmada Wadajir uu sheegay in lagu qaaday Gaari uu watay weerar qorsheysan oo la doonayay in lagu...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta furay Madasha Arrimaha Bani’aadminimada ee Soomaaliya oo ay soo qaban qaabishay Wasaaradda...
Guddiga hirgelinta doorashada dowlad Goboleedka Galmudug ayaa soo saaray Jadwalka Doorashadda 2 Xubnood ee ka dhimanaa Aqalka Sare ee maamulkaasi oo ka...