featured2

Rooble oo Magaacabay guddi  fulinaya wareegtadii kasoo baxday Madaxweynaha

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa magacabay gudiga fulinta wareegtadii madaxweynaha ee ilaalinta dhulka danta guud.

Guddiga Fulinta ee uu Ra’iisal wasaare Rooble uu magacaabay ayaa ka kooban afar Wasiir oo ka tirsan golaha wasiirada XFS, waxa ayna kala yihiin.

Wasiirka Arimaha: Gen. Mukhtaar Gudadaha Gudoomiye

Wasiirka Cadaaladda: Cabduqaadir Maxamed Nur

Wasiirka Amniga: Cabdulaahi Maxamed Nur

Wasiirka Waxbarashada: Cabdulaahi Carab

 

Rooble oo Magaacabay guddi  fulinaya wareegtadii kasoo baxday Madaxweynaha
To Top