Guddiga hirgalinta Doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Hirshabeelle ayaa shaaciyey Guddiga xulaya ergada kursiga HOP#58, waxaana kursigaan horay ugu fadhiyay Nuur Iidow...
Alle ha u naxariistee waxaa Maanta Khabuuro kuyaalla Isbitaalka xoogga ee Magalada muqdisho lagu Aasay Meydka Xildhibaan Aamino Maxamed Cabdi iyo Nabaddoonkeeda,...
Guddiga hirgalinta Doorashada Hirshabeelle ayaa shaaciyay qabashada 4 kursi oo ka mid ah kuraasta Xildhibaanada Golaha Shacabka deegaan doorashada labaad ee Magaalada...
Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, waxaa maanta lagu qabtay doorashada kursi kaas oo ka haray mid hore loo doortay, kadib markii...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa shaaciyay khasaaraha rasmiga ee ka dhashay qaraxyadii Is-miidaaminta ahaa ee fiidnimadii xalay ka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda iyo Madaxdii hore ee dalka ayaa salaadda Janaasada ku tukaday maydka...