Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 11, ku magacaabay Agaasimaha Wacyi-gelinta Ciidamada iyo la-dagaalanka Argagixisada, ee Wasaaradda...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa ku faanay in Maamulkiisa uu noqday maamulkii ugu horreeyay ee dhaqan...
Agaasimaha Waaxda Qorsheynta ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, Muuse Maxamed Cusmaan, ayaa dalka Lubnaan ee caasimadiisa Beyruud uga qeybgalaya...
Guddiga maamulka doorashooyinka ee dowlad Goboleed Jubbaland ayaa Maanta lagu wadaa in ay soo gaba-gabeyaan doorashada labadii kursi ee ugu dambeeysay kuraasta...
Kooxo hubeysan ayaa xalay waxaa degmada Wartanabadda ee Gobolkan Banaadir ku dileen laba Dhalinyaro ah, kuwaas oo kamid ahaa dadka kunool degmadaas,...
Xubnaha Guddiga doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee maamulka Hirshabeelle ayaa Maanta waxaa ay doorteen Guddoomiye Cusub, kadib Doorasho ka dhacday Magaalada Beledweyne...