Ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa Booliska ayaa gacanta ku dhigay Nin hubeysan oo la sheegay inuu burcad ahaa,...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa kulan casho sharaf ah la qaatay Xildhibaanada Baarlamaanka ee laga soo doortay...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa deegaanka ee loo yaqaano Macawiisleey ayaa saacadahii lasoo dhaafay Al-shabaab kala wareegay deegaano dhowr ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa ka hadlay arrinta Somaliland iyo sida laga yeelayo gooni...
Ciidanka Booliska magaalada Mankato ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen oo ay xireen Muwaadin Soomaali ah oo lagu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Maraykanka, isaga oo la wadaagay...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa amaro ka soo saaray Dhulalka gaarka loo leeyahay iyo kuwa...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS ayaa cambaareysay falkii Al-shabaab ay xalay abbaaro 10-kii fiidnnimo ku beegsatay kuna dileen qaar ka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay xarunta Wasaaradda Arimaha Dibadda Maraykanka ee magaalada Washington, Xoghayaha Arimaha Dibadda...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay howlgal qorsheysan oo saacadihii lasoo dhaafay Ciidanka Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ka...