Diyaarad nooca aan duuliyaha laheyn ayaa gelinkii dambe ee shalay oo jicmo aheyd duqeyn ka geysatay deegaanka Mubaarak ee hoostega degmada Awdheegle...
Waxaa Maanta Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ka ambabaxay Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed iyo wafdi...
Wararka aan ka heleyno deegaan duleedka ka ah Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in barqanimadii Maanta oo jicmo ah...
Warar lagu kalsoonaan oo la helayo ayaa sheegaya in Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni uu shaqo ka joojin ku sameeyay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa uu khadka Telefoonka wada-hadal kula yeeshay dhiggiisa dalka Masar Cabdifitaax Al-siisi. Kulanka ayaa...
Boqorad Elizabeth Il oo ahayd bogorrada ugu muddada dheer UK avaa ku geeriyootay Balmoral, iyadoo 96 jir ah, muddo 70 sano oo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Hamza Abdi Barre, ayaa maanta guddoomiyey shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiiradda oo looga hadlay xoojinta qorshayaasha...
Warar lagu kalsoonaan karo oo la helayo ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu dib u dhigay safar uu Maanta...