Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Kenya William Samoei Ruto ayaa Madaxtooyada dalkaas ku yeeshay kulan miro dhal...
Diyaarad nuuca aan duuliyaha laheyn ayaa duqeyn diyaaradeed ka geysatay Gobolka Tigreega ee waqooyiga Itoobiya, waxaana duqeynta lala beegsaday Xarun Jaamacad oo...
Wasaaradda arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay baaq nabadeed u dirtay labo beelood oo ku...
Midowga Afrika ayaa si weyn usoo dhaweeyay Baaqa kasoo yeeray Jabhada TPLF ee dagaalka kula jirta ciidamada Federaalka Itoobiya, kuwaa oo horey...
Ciidanka xooga dalka Soomaliyeed oo kaashanaya dadka deegaanka oo weli howlgallo ka wada degaano katirsan Gobolka Hiiraan ayaa saacadihii la soo dhaafay...
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo ay ku mideysan yihiin Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxweyneyaasha maamul Goboleedyada dalka ayaa maalintii labaad ka...
Faah faahinno dheeraad ah ayaa laga helayaa Qaraxa Khasaaro dhaliyay oo xalay ka dhacy degaan lagu magacaabo Milxo oo hoos yimaado degmada...
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ee ku dagaalamayo deegaano hoosyimaada Degmooyinka Raage Ceelle iyo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo qaabilay Madaxweyne Kuxigeenka Midoowga Yurub ee Arrimaha Siyaasadda iyo Amniga Josep Borrell ayaa ka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho....