Bangiga Adduunka iyo Hay’adda Lacagta adduunka ee IMF ayaa si wadajir ah ugu dhawaaqay in Soomaaliya laga cafiyey lacagihii deymaha ahaa ee...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa xilka ka qaaday Agaasimihii guud ee Akademiyada Cilmiga Fanka iyo Suugaanta Cabduqaadir Nuur...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Qaramada Midoobey ee magaalada New York waxa uu ku guddoomiyey Shirka Amniga Soomaaliya...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 68 ee 12-da December 2023 kuna saabsan Guddiga Amniga Doorashada. Wareegto...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in xafiiska Ra’iisul Wasaaruhu uu hormuud u noqdo isbeddelka iyo hannaanka dowladnimada casriga...
Inta la xaqiijiyay shilkan ayaa waxaa ku geeriyooday ilaa Afar Ruux halka lix kale ay ku dhaawacmeen kadib shil gaari oo ka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa lagu wadaa maanta in uu Xarunta Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobe ka furo...
Maxkamada Dastuuriga ah ee dowlad Goboleedka Puntland oo burisay Go’aankii maalmo kahor Golaha wakiillada Maamulkaasi Puntland ay muddo kordhinta halka sanno aheyd...
Madaxweynihii hore dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa waxaa xil sare looga magacaabay Urur Goboleedka IGAD, sida uu xaqiijiyay Wasiirka Warfaafinta,...
Dab xoogga oo socday mudo ku dhow laba saacadood oo xiriir ah ayaa xalay fiidkii ka kacay xaafadda Seybiyaano ee degmada Hodan,...