Shabakada Horufadhi media ayaa heshay xog hoose oo ku saabsan golaha wasiirada ee dawladda federaalka Soomaaliya ee xukuumada R/Wasaare Hassan Ali Khayre...
Widhwidh Madaxweynaha maamulka khaatumo prof cali khaliif galaydh oo maanta shir jaraa id ku qabtay hoyga uu kadagnyahay magaalada widhwidh ayaa kahadlay...
Kulan balaadhan oo ay iska kaashadeen hay’ada u dooda Muslimiinta Maraykanka ee magaceeda loo soo gaabiyo CAIR iyo gudida xarunta weyn ee...
Shirkada Isgaadhsiinta Golis Laanteed Laascaanood ayaa deeq biyo dhaan ah kabilowday magaalada widhwidh iyo deganada hoostaga Shirkada ayaa yadu xarun iyo...
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Hassan Ali Khayre ayaa wada dedaaladii ugu danbeeyey ee xulashada golaha wasiirada ee xukuumadiisa cusub, R/Wasaare Khayre ayaa wararku...
Mid ka mid ah hogaamiyeyaasha muslimiinta ee ugu saamaynta badnaa India, Syed Shahabuddin, ayaa geeriyooday asagoo 82 jir ahaa. Ninkaas oo ahaa...
Dhawaan waxa hadal qofkastoo caqli leh ka yaq yaqsooday hawada soo marshey Saadiq Abshir Garaad oo asagoo dhinacwalba u ridaya soo fadhiistay...
Waxa dalka Sweden ku soo qulqulaya gudiyada jaaliyadaha Khaatumo ee dunida dacaladeed, waxana halkaas ka dhici doona shirweyne noqon doona sanadle oo...
Warar ka soo baxaya Guriga cad ee Maraykanka ayaa sheegaya in laga noqday magacaabiistii safiirkii Madaxweyne Obama SOomaaliya dhawaan u magacaabay. Waxana...
Iyadoo mudaadii udanbeysayba warbaahinta si toosa lagala hadlayey qurbajooga u dhalatay magaalada widhwidh ayaa cabdi dheere cali jiidaal uu soo gaadhsiiyey sportska...