WARARKA SOOMAALI

War deg deg ah: Shabakada Horufadhi oo heshay Liiska rasmiga ah ee golaha wasiirada dalka+Qabiiladooda{Akari}.

Shabakada Horufadhi media ayaa heshay xog hoose oo ku saabsan golaha wasiirada ee dawladda federaalka Soomaaliya ee xukuumada R/Wasaare Hassan Ali Khayre ku dhawaaqi doono. XOgtan ayaa muujinaysa qaabka golaha wasiirada oo ah shax u badan wejiyo cusub iyo dawladdii hore ee Sh Shariif gaar haan xukuumadii Farmaajo kolkuu ahaa R/wasaaraha.

Inkastoon weli wasiirada aan la kaden jagooyinkooda havanna shaxdan waxay muujinaysaa ragga soo bixi doona.

 

Xogta Hoose Ee La Helay Golaha Wasiirada DFS Liiska Gollaha

Wasiirada Beesha Dir

1. Saalax Axmed Jaamac ( Isaaq , Habar Yoonis )

2. Yusra Abraar ( Godo-Biirse)

3. C/qaadir sh Cali Baqdadi ( Dir , Reer Awsaciid)

4. Sheekh Nuur ( Dir , Biimaal)

5. Maxamed Cali Xagaa ( Ciise)

6. C/caziiz Yuusuf (Surre)

Beesha Daarod

1. Cali Xaji Warsame ( Majerten , Cumar Maxmuud , Reer Mahad )

2. Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud Dhaqane ( Ogaden , Cawlyahan)

3. Jaamac Ceeydid Abdullaahi  ( Dhulbahante , Garaad Faarax{Bah-ararsame)

4. Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi ( Leelkase )

5. Zahra Qoorsheel (Warsangeli )

6. C/raxmaan Cabdulle (Awrtable)

Beesha Hawiye

1. Khadiija Cosoble Cali ( Abgaal , Harti , Warsangali )

2. Dr Abdinur Sh Maxamed ( Xawadle )

3. C/xakiin Macallin Axned ( Habargidir , Ceyr )

4. Mohamed Mukhtar Ibrahim (Gaaljecel)

5. Yuusuf Black (Hawiye Gugundhabe Jijeelle)

6. C/ raxmaan Dheere (Shiikhaal Qudub)

Beesha Digil & Mirifle

1. Cali Sicid Fiqi ( Digil / Tunni )

2. Cabdixakin Xaji Faqi ( Digil / Dabare)

3. Cabdifitax Geesey ( Mirifle / Leeysan ) 4. Aadan Maxamed Nuur ( Mirifle / Hadame ) 5. Maxamed Adam Fargeeti (Mirifle Disoow) 6. Samra Ibrahim (Mirifle Geledle) Beesha Shanaad 1. Fahad Yaasin Xaji Dahir ( Reer Aw-Xasan / Reer Aw-Mahdi ) 2. Siciid Xusen Ciid ( Carab-Salax) 3. Khadiija Maxamed Diiriye (Yaxar) 4. C/rashiid Maxamed (Banaadiri) 5. Maryan Qaasim (Kulmis) 6. Maryan Aweys ( Jareerweyne)

SOMALI NEWS

To Top