WARARKA SOOMAALI

Vedio” Isbitaalkii Dhimirka Buuhoodle oo La Daah Furay iyo Ururka Xirfadlayaasha Caafimaadka oo Lagu Wareejiyey

Isbitaalkii Guud ee Dhimirka ee Buuhoodle Ayaa si Rasmi ah Maanta Xariga Looga Jaray Waxana Isbitaalkaasi Lagu Wareejiyey Uruka Xirfadlayaasha Caafimaadka Ururkaasi oo ay Ku Midaysan Yihiin Dhakhaatiir Ka soo Kala Jeeda Deegaanada Sool Sanaag iyo Cayn oo Ku Midaysan Baha Caafimaadka.

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Guddi Loo Xilsaaray Dhamaystirka Isbitaalkaasi Ayaana Ku Wareejiye Ururkaasi Waxana Xafladii Loo Qabtay Ka soo Qayb Galay Maamulka Golaha Deegaanka Buuhoodle Waxgaradka Gobolka Cayn iyo Dadwayne Farabadan Waxayna soo Dhaweeyey Furitaanka Isbitaalkaasi.

 

[email protected]

SOMALI NEWS

To Top