WARARKA SOOMAALI

Vedio” Qoysas Xoolihii Ka Dhamaadeen oo La soo Gaadhsiiyey Deegaanka Goljano ee Buuhoodle iyo Baaq Ka soo Baxay Waxgaradka Deegaankaasi

Qoysas Reer Guuraa ah oo Guud ahaan Xoolihii Ka Dhamaadeen Ayaa Xiligan soo Gaadhay Deegaanka Goljano ee Buuhoodle Waxana Qoysaskaasi Deegaankaasi Ku soo Dhaweeyey Waxgaradka Deegaankaasi iyo Culumada Buuhoodle oo Fariin u Diray Bulshada Somaliyeed inay u Gurmadaan.

 

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Jaaliyada Deegaanka Goljano ee Buuhoodle Ayaana Waxaa Loogu Baaqay inay Gurmad Balaadhan u Fidiyaan Qoysaskaasi Guud ahaan Xoolihii Ay Dhaafeen Xiligan oo u Baahan Gurmad Balaadhan oo Deg Deg ah iyo Gacan Qabasho Xiligan.

SOMALI NEWS

To Top