WARARKA SOOMAALI

Daawo Video Madax weynaha Khaatumo Oo Tacsi Udiray Dhamaan Umada Soomaliyeed Gar Ahaana Reer Khatumo Geeridii Marxuun Maxamuud C/raxmaan

Widhwidh Madaxweynaha khaatumo ayaa tacsi kadiray geeridii kutimi alle ha unaxariistee marxuun maxamuud c/raxmaan xaaji Xirsi oo ku geer yooday magaalada laascaanood

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA

madaxweynaha ayaa sheegay in marxuunku uu ahaa siyaasi kasoo jeeday deganadan wax badan kasoo qaatay taariikhdii deganadan isagoona tacsi udiray qoyskii iyo qaraabadii ehelkiisii iyo dhamaan reer khaatumo soomali oodhan isagoona alle uga bar yey in alle janada uu kawaraabiyo

Madaxweyne galaydh ayaa kasheekeeyay taariikhdii uu lahaa isagoona madaxweynuhu uu aad ugu duceeyay marxuunka

SOMALI NEWS

To Top