WARARKA SOOMAALI

Vedio” Culumada Deegaanka Carawayn oo Ku Baaqay in La Dhamaystiro Misaajidka Carawayn ee Buuhoodle

Culumada Deegaanka Carawayn ee Buuhoodle Ayaa Fariin u Diray Guud ahaan Walaala Islamka ah in Laga soo Qayb Galo Dhismaha Misaajidkaasi Deegaanka Carawayn oo Haatan Mudo Badan ahaa Mid Qaybo ah Loona Baahan Yahay Dhamaystir Deg Deg ah.

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Culumada ayaana Sheegay in Misaajidkani haatan u Dhimantahay Shaqo Yar Isla Markaana Loo Baahan Yahay in Guud ahaan La Dhamaystiro si Looga Baxo Guud ahaan Qabyada Misaajidkaasi Mudo Farabadan ka Muuqataya.

 

[email protected]

SOMALI NEWS

To Top