WARARKA SOOMAALI

Daawo Werysi:Dheer Madaxweynaha Khaatumo oo ka hadlay Xaalada Mamulka Khaatumo iyo wada hadalka Somaliland Doorashada Farmaajo iyo arrimo kale-Full Video

Waraysigan oo madaxweyne cali khaliif galaydh uu siiyey tvga somali news tv ayuu kaga hadlay arimo badan oo ay kamid yihiin taariikhdiisa isagoona siwacan uga war bixiyey taariikh nololeed kiisa

dhinaca kale cali khaliif galaydh ayaa kahadlay wada hadalada somaliland iyo khaatumo oo uu sheegay in aysan marnaba hoostagayn maamulkaasi somaliland ayna yihiin labo maamul oo siman

cali khaliif madaxweynaha khaatumo ayaa kajawaabay sabta keentay in uu san kaduulin buuhoodle isagoona si hufan uga jawaabay

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Madaxweyne galaydh waxa uu kahadalay hadaladii kala ahaa farmaajo dhaxal ayuu uga tagayaa umadan iyo farmaajo madaxweyne waxa uu u yahay muqdisho oo uu sheegay in hadaladaasi qalad loo qaatay wixii faafiyeyna ay khaldeen

madaxweyanaha ayaa kajawaabay waxa ay tahay maamul daadajintu isagoona sheegay in ay tahay maamul khaatumo

cali khaliif galaydh ayaa kahadlay khilaaf udhexeeya isaga iyo golah G11 Oo Ahaa Golihii Maamulka Ay Wada Asaaseen

SOMALI NEWS

To Top