WARARKA SOOMAALI

Daawo- Garaad Saleeban G Maxamed oo arimo badan ka hadlay” Raggii loo doortay Khatumo Wasiro ayey ka yihiin Puntland-Video+SL oo uu Go’aan ka qaatay.

Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo kamid ah Isimada Dhaqanka ee Deegaanada SSC ayaa ka hadlay Arimo kala duwan, Wuxuuna Hanbalyo u diray Madaxdawaynaha cusub ee Soomaaliya iyo Raysal waasaaraha.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dhinaca kale Garaad Saleebaan ayaa meel adag ka istaagay maamulka Somaliland, Wuxuuna sidoo kale usoo jeediyey inay Fasaxaan Xadhiga Internetka ee ay Xanibeen, Sidoo kalana wuxuu ka hadlay Arimo la Xidhiidha Maamulka Khaatumo

SOMALI NEWS

To Top