WARARKA SOOMAALI

Daawo Muuqaal:aad Qiiroon doonto marka aad daawato iyo Carruurta Reer Widhwidh oo Roondoon usoo wada baxay-Video

Widhwidh Xili ay adagtahay adagtahay abaarta kajirta dalka soomaliya ayaa waxaa ay xaaladu maraysaa meeshii ugu danbaysay hadaba magaalada widhiwdh ayaa kamid dhulka xaalada abaareed ay sii daran tahay waxaana dadka waaweyn ay yihiin kuwo kamash quulay baryada alle yadoona caruurta degmada widhwidh ay ubaxeen banaanka si ay alle ubaryaan oo ay halkaasi dadka ugu duceeyaan

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top