WARARKA SOOMAALI

Vedio” Golaha Deegaanka Buuhoodle oo Deeq Raashin ah Gaadhsiiyey Qoysaska Abaaruhu Saameeyeen iyo Kuwa Dhibaataysan

Golaha Deegaanka Buuhoodle Ayaa Deeq Raashin ah Gaadhsiiyey Qoysas Danyar ah oo Kunool deegaanka Shangale ee Duleedka Buuhoodle Waxana Kaloo Deeqdaasi Ka Faaiidaystay Qoysas Reer Guuraa ah oo Dhamaan Xoolihii ay ka Dhamaadeen Xiligani Loona Baahan Yahay in Haatan Gurmad Balaadhan Loo Sameeyo.

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Deeqdani Ayaana Waxaa Ku Deeqay Jaaliyada Gobolka Cayn Gaar Buuhoodle Saboorti Waxana ay Deeqdani soo Mariyeen Guddiga Abaaraha ee Golaha Deegaanka Buuhoodle Waxana Deeqdaasi Maanta si Balaadhan Looga Qaybiye Deegaankaasi.

SOMALI NEWS

To Top