WARARKA SOOMAALI

Daawo Muuqaal:Wadad isku xidha Widhwidh Laascaanod iyo Buuhoodle oo meel wacan mareysa iyo fariinta ay direen-Video

Widhwidh Magaalada widhwidh waxaa kasocda dhismaha wadada isku xidhi doonta laascaanood widhwidh iyo buuhoodle dhismahan wadadan waxaa wada oo Eng Maxamed ciise Keyse cowke iyo dhamaan wax garadka deganka oo yaguna kaqayb qaadanaya dhismaha wadadan waxa ay tahay mid siweyn looga dareemay magaalada widhwidh

wadada halbowlaha ah ee widhwidh dhexmarta ayaa yadu noqotay mid go,day oo la isticmaali kariwaayey maadaama xaaladu ay noqotay mid aad udag abaarta jirta awgeed

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

baaq ayey udireen dhamaan umada soomaliyeed qurba joogta kasoo jeeda deganadan oo loogu baaqay in ay kaqatb qaatan dhismaha wadadan maadaama xaalka abaareed uu adag yahay baabuurtuna ay kudhiban tahay mari taankeeda

Fadlan Kala Xidhiidh +255 63 4983003 +252 63 4982204

SOMALI NEWS

To Top