WARARKA SOOMAALI

Daawo Video Shirkada Golis oo cudud xoogan u muujisay dadka abaaruhu saameeyeen & Biyo lagaadhsiiyey….

Shirkada Isgaadhsiinta Golis Laanteed Laascaanood ayaa deeq biyo dhaan ah kabilowday magaalada widhwidh iyo deganada hoostaga
 
Shirkada ayaa yadu xarun iyo taawar midnaba kulahay Widhwidh iyo dhamaan deganada hoostaga balase waxay baahida ladareemeen Walaalahooda Ay Abaartu Saamaysay.
Xaalka Abaarta ayaa ah mid meel adag maraya Dadbadani Oo Soomaliyeedna Ay Kamadheen Xoolihii Ay Dhaqan Jireen Hadana Yagu Halis Ugu Jira In Ay Dhintaan Gaajo Iyo Haraad Dartii
 
Gudida abaaraha widhwidh iyo waxgaradka degnaka widhwidh ayaa si iskumida Waxay Ugu Mahad celiyeen shirkada golis oo ay sheegeen in ay tahay shirkada caalamiiya oo bulshada soomaliyeed iskumid utahay

SOMALI NEWS

To Top