Ka dib markii golle wasiiro oo isku darkoodu noqday 70 wasaaradood oo la magacaabay, ayaa waxa wasaarad la goo gooyey lagu yuubey...
HAWSHA SIDA KA DAAYO !!! Mucaaradka Khatumow:- Inta aad dhegeysanayso ee ku doodayso ama la shirtegeyso: Faysal Cali Waraabe wuxu yidhi. Waxaan...
Ku xigeenka safiirka soomaaliya u fadhiya ingiriiska ayaa maanta soo gaadhay magaalada hargeisa. Safiirka ayaa sidoo kale wuxuu daaha ka qaaday arrimo...
Wararka hadda inaga soo gaadhaya Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay sheegayaan in Xaafadda Kaawo godey ee degmada Wada jir uu isku dilay...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa faah faahin ka bixiyay Qarax loo adeegsaday Gaari Hoomey ama caasi ah oo laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa,...
Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay sheegayaan in goor dhow qarax xoogan laga maqlay Taalada Xaawo taako halkaas oo la...
Wasiiru dowlihii Waxbarashada xukumadii uu soo dhisay RW Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay inuu iska casilay xilkaas. C/raxmaan Maxamed Cabdulle Jaabir oo...
Raysal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta ku dhowaaqay Golaha Wasiirada Cusub ee Xukuumadda Soomaaliya. Liiska Wasiirada Cusub ayaa waxaa...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre iyo qaar ka mid ah Golihiisa Wasiirada cusub ee maanta...
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa Khudbad ka jeediyey Munaasiabdii lagu magacaabay Xubanaha Golaha Wasiirada Cusub ee Soomaaliya. HALKAN RIIX DAAWO...