Somaliland Waxaa in Mudo ah kaTaagan Jaahwareerka ay Sababtay Shirkad Maalgashi oo Qaar mid ah Wasiirada Somaliland ku Diiwaan Gashan yihiin Hadaba...
Wasaaradda Caafimaadka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saartay waxa ay ku sheegeen in saraakiishooda sare sare ee Wasaaradda Caafimaadka ay...
Madaxwayne Farmaajo ayaa dhowaan Khudbad uu jeedinayey wuxuu siwayn uga hadlay Qiimaha ay leedahay inay Shacabka Soomaaliyeed Bixiyaan Canshuurta, Wuxuuna u sheegay...
Waa kulan Ohio loogu qabtay xubnaha hay’ada Fozia Foundation oo ah hay’ ad dhanka caafimaadka deegaamo Soomaaliya ku yaala ka shaqaysa taasoo...
Waxaa meel wanaagsan maraya Dadaalka iyo dardar galinta Heshiis waara oo nabadeed kaasoo dhexmara labada Beelood ee walaha ah Cumar Maxamuud Majeerteen...
Ciidanka Maamulka Somaliland ayaa Amar Lagu Siiyey inaysan Halkaas Dhaafin Tan iyo inta Somaliland iyo puntland ka Wada Hadlayaan Sida uu Maanta...
Dowladda imaaradka ayaa magaalada Berbara ee xarunta Gobalka Saaxil ka taagay Calanka wadanka imaaraadka iyada oo dadka Reer Berbarana ay aaminsan yihiin...
Sidda ay xaqiijiyeen Mas’uuliyiinta dalka Iiran Diyaarad sidday rakaab gaaraya 60 qof ayaa ku burburtay dhul buuraley ah oo ku yaalla bartamaha...
Waayihii ugu dambeeyay magaalada Muqdisho waxaa kusii kordhayay burcada hubeesan ee dadka dhaca iyo dhibaatooyinka kale u geesta, waxa ayna burcadan inta...
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta ka guddoontay Qatar illaa 30 gaadiid nooca loo yaqaano Landcruiser, kuwaasoo loogu tala galay Ciidamada Booliska Soomaaliyeed. Munaasabad...