WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Ciidamadda Maamulka Somaliland ee ku sugan Tukaraq oo amar culus la dul dhigay iyo sababta-Video+Warbixin

Ciidanka Maamulka Somaliland ayaa Amar Lagu Siiyey inaysan Halkaas Dhaafin Tan iyo inta Somaliland iyo puntland ka Wada Hadlayaan Sida uu Maanta Warbaahinta u sheegay Baashe Maxamed Faarax oo ah Gudoomiyaha Barlamaanka Somaliland Kana Soo Jeeda Deegaanka SSC.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xiisad Dagaal ayaa ka taagnayd Deegaanka Tukaraq Tan iyo Markii Ciidanka Maamulka Somaliland Kala Wareegeen aagaasi kuwa Maamulka Puntland.

SOMALI NEWS

To Top