WARARKA SOOMAALI

Daawo Wareysi:-Maxaad ka taqanaa wajiga dhabta ah ee Shirkadda Sacad Cali Shire imaaraadka ka hirgaliyey-Video+Warbixin

Somaliland Waxaa in Mudo ah kaTaagan Jaahwareerka ay Sababtay Shirkad Maalgashi oo Qaar mid ah Wasiirada Somaliland ku Diiwaan Gashan yihiin Hadaba Markii ugu Horaysay Waxaa la Ogaaday Ujeedada Dhabta ah ee Shirkadaasi.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Mucaaradka iyo Siyaasiyiinta Madaxa Banaan ee Somaliland iyo Xataa Qaar ka mid ah Shacabka Somaliland ayaa si adaga uga Soo Horjeestay Shirkadaasi.

SOMALI NEWS

To Top