WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Madaxweyne Farmaajo oo si adag uga hadlay arrinta Canshuurta ee Muranka weyn dhalisay-Video

Madaxwayne Farmaajo ayaa dhowaan Khudbad uu jeedinayey wuxuu siwayn uga hadlay Qiimaha ay leedahay inay Shacabka Soomaaliyeed Bixiyaan Canshuurta, Wuxuuna u sheegay Bulshada inaan loo dooran inay dalal kale soo Tuugsadaan, Balse laga Rabo inay sharafta iyo Karaamada Ummada Soo celiyaan dalkana horumar ay gaadhsiiyaan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Hadalkan Madawaynaha inay Warbaahintu dib u baahiso waxaa keentay, Iyadoo Qarnigan Soomaalidu ay ka doodayso Canshuurta miyaanu Bixinaa, Mise Nidaam daradii ayaanu ku soconaa

SOMALI NEWS

To Top