Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Galmudug ayaa shaaciyey liiska xubnaha guddiga ee soo xulaya ergada dooraneysa kuraasta kala ah: HOP#018 HOP#021...
Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa lagu wareejiyay Agab loogu talagalay hubinta Amniga Doorshada Golaha Shacabka ee ee lagu qabanayo Magalada...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) ayaa wada-hadallo dhanka Khadka Internetka ee Aalada Zoomka waxaa uu kula yeeshay...
Kate Mitchell, oo u dhalatay Ingiriiska lana shaqeyneysay BBC Media Action isla markaana ka howlgaleysay dhowr dal oo Afrikaan ah ayaa geeriyootay...
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa goordhaweyd si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Garoowe ee Xarunta Dowlad Goboleedka Puntland....
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafti uu hogaaminayo ayaa maanta safar ku tagaya Magaalada Dhuusamareeb ee...
Mas’uuliyiinta dalka Spain ayaa sheegay in siddeed qof oo tahriibayaal ah ay dhinteen kaddib markii doonidii ay la socdeen ay muddo toddobaad...
Faah faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil Dalka Koofur Afrika loogu gaystay Muwaadin Soomaaliyeed oo ka mid ah ganacsatada dalkaasi ku...
Soomaaliya ayaa waxay wajaheysaa abaaro ba’an oo soo noqnoqday gobollada koofurta waxaa sanadiihii ugu danbeyay saameeyay abaaro uu sababay roobka oo xilligiisa...
FBI-da ayaa billowday baaritaan kaddib markii kumannaan farriimo e-mail oo been abuur ah laga soo diray mid ka mid ah Server-yadooda, waxaanay...