Ra’iisul wasaarihii hore ee Mali Soumeylou Boubèye Maïga, oo maxkamad lagu soo taagay eedeymo musuqmaasuq oo loo taxaabay xabsi ,ayaa geeriyooday isagoo...
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyeeyay Geerida ku Timid Sheekh Shariif Sheekh Muxayadiin Celi. Ra’iisul Wasaare Rooble...
Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa soo saaray jadwalka soo xareynta xildhibaanada la doortay ee baarlamaanka 11-aad, iyadoo la qorsheeyey in ugu dambeyn...
Guddiga doorashooyiinka Jubaland oo shaaciyay qabashada doorashada kuraasta Garbahaareey Guddiga hirgalinta doorashooyinka Jubbaland ayaa caawa shaaciyay qabashada 16 kursi ee taalla degmada...
Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa ku guuleystay kursiga Tirsigiisa uu yahay Hop- 172 ee xubinnimada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Guddiga doorashada...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax ka dhacay Degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir, kaasi oo lala eegtay mid ka mid ah...
Kursiga Hop#004 Ee degan dorashadisu tahay Baladweeyne oo ay ku tartameen ilaa iyo shan musharax ayaa ugu dambeyn waxaa ku soo baxay...
Waaxda Arrimaha Dibedda Mareykanka Mareykanka ayaa ka hadashay khudbad uu Xalay Muuse Biixi ka jeediyay Waashingtoon, taasi oo uu kaga hadlay arrimo...
Mareykanka ayaa sheegay in Shiinaha uu cawaaqib xumo waa haddii uu Ruushka ka caawiyo duulaanka uu ku qaaday Ukraine, sida ay ku...
Guddiga doorashooyinka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa manta qabanaya dooarshada kursi ka mid ah Golaha Shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaasi oo horay...