Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ay ka bilaabatay doorasahda qaar kamid ah Xildhibaannada Aqalka Sare ee ka imaanaya degaannada...
Wararka aan ka helayno deeganno hoosyimaada degmada Buulo-burde ee Gobolka Hiiraan ayaa ku warramaya in halkaasi uu ka dhacay dagaal khasaaro gaystay...
Shilkaan oo ah mid gaari, isla markaana geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa waxaa uu Maanta ka dhacay deegaanka lafaruug...
Waxaa Maanta Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ka dhaceysa Doorashada Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee laga soo...
Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika, Cyril Ramaphosa ayaa waxa uu ansixiyey in 1,495 Askari loo diro Mozambique, si ay taageero uga haystaan Dagaalka...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji iyo ASG Lisa Filipetto oo ah kaaliyaha Wakiilka gaarka ah ee u qaabilsan...
Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay weerar madaafiic ahaa ku qaadeen Saldhig Ciidamada Uganda ee ka...
Ra’Iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ku sugan Magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa kulan la qaatay Maamulaha Guud ee...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Safiirka dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Ambassador...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ku sugan Magaalada London ayaa habka fogaan aragga kula Shiray Guddiga xaqiijinta Qoondada...