Wefdi heer wasiiro ah oo ka tirsan xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta oo Sabti ah ku wajahan magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland....
Israel ayaa ku eedaysay dowladda Iiraan inay ka dambaysay weerar lagu qaaday markab shidaal oo ay ku dhinteen laba shaqaale ah kuwaas...
Laba Carruur ah ayaa habeenkii xalay aheyd ku geeriyootay Dab xoogan oo ka kacay Guri ay degnaayeen oo ku yaalla xaafad lagu...
Beesha Caalamka ayaa soo dhaweysay horumarka laga sameeyay hirgelinta heshiiskii 27-kii May oo ay wada saxiixeen Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo...
Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska, qaraabada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan bahda ciyaaraha...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmad Maxamed Islaam (Axmed Madoobe ) ayaa guul taariikhi ah ku tilmaamay doorashada Aqalka Sare ee maanta ka...
40-Xildhibaan oo Labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya kana soo jeeda Gobalada Waqooyi ayaa War saxaafadeed kasoo Saaray Arrimaha doorashooyinka, iyagoona soo dhaweeyay...
Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose waxaa manta lagu qabtay doorashada Afar kamid ah kuraasta Aqalka sare ku matalayesa Maamulka Jubbaland, kaas...
Ra’iisul Waaaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo weli ku sugan Magaalada London ee Caasimadda dalka Ingiriiska ayaa Magaaladaas ka wada...
Xubintii ugu horraysay ee Aqalka Sare ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta lagu doortay Jubbaland, iyadoo ay billaabatay doorashada Soomaaliya, kadib dhowr mar...