Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan kooxo hubeysan oo saaka toogasho ku dilay askari ka tirsanaa Ciidamada dowladda Hoose...
Taliyihii hore ee Hay’adda NISA Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe oo la hadlay TV-ga Universal waxa uu sheegay in heshiis laga gaaray ciidankii...
Ciidanka Booliska dowlad Goboleedka Puntland ayaa xalay magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug dhinaca Maamulkaas ku qabtay gaari laga soo xaday degmada...
Milliteriga Maraykanka ayaa waxaa ay burburiyeen Saldhigii u dambeeyey ee ay Hay’adda Sirdoonka ee CIA ku lahaayeen duleedka Garoonka diyaaradaha Magaalada Kabul,...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 194 xaalado cusub...
Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa habeenkii xalay aheyd xaafadda Cali-turcaaye ee degmada Yaaqshiid ku toogtay nin ku hubeysnaa bambaanooyin iyo qori...
Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Saynab Cabdi Macallin oo xarigga ka jartay isbitaalka hooyada iyo dhallaanka magaalada Baraawe ayaa ku bogaadisay bulshada...
Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Sudan ayaa lagu sheegay inay soo dhaweynayaan Go’aankii uu Guddoomiyaha Ururka Midowga Africa, ...
Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) oo kaashanaya Odayaasha dhaqanka iyo Siyaasiyiinta Beledweyne ku sugan ayaa ku guulestay in la dhameeyo...
Taliyayaasha militariga ee Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa isku raacay in la dardargeliyo howlgallada wadajirka ah ee ay la wadaagaan...