Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa degaannada Somaliland garay Qaxooti farabadan oo Yemeniyiin ah, kuwaas oo markab uu kasoo dejiyay dekadda Magaalada...
Cabdisamad Ibraahi Cumar oo magiciisa Afgarashadu yahay Abuu-Cali ayaa loo xiray dabayaaqadii sanadkii ina dhaafay kamid ahaanshiyaha Daacish oo uu ka tirsanaa...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa si kulul waxaa uu uga hadlay dadkii dhawaan lagu dilay degaanka Kabxanleey ee Gobolka...
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Guddoomiye cusub u magacaabay Gobolka Ceyn ee Puntland Wareegto...
Khasaare xooggan ayaa ka dhashay dagaal toos ah oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay tuulada Finley oo u dhexaysa Birta-dheer iyo degmada...
6 qof oo 4 ka mid aysan weli qaan-gaarin ayaa lagu dilay Duqeyn Diyaaradeed oo ay Maraykanka Maanta ka fuliyeen Caasimada dalka...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa Magaalada Muqdisho ayaa Maanta dib ugu laabtay Magaalada...
Wararka aan ka heleyno agagaarka magaalada Garba-ciise iyo aagga tuulada Gawracan ee gobolka Siti ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas barqanimadii Maanta...
Xarun hay’adda Bisha Cas ku laheyd Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya ayaa la gubay, waxaana gubay qaar kamid ah...
Taliyaha ciidanka Booliska Soomaliya Jeneraal Cabdi Xasan maxamed Xijaar ayaa tababar ugu soo xiray magaalada Cankiri ee dalka turkiga dufcadii ugu horaysay...