WARARKA SOOMAALI

DAAWO:-Madaxweyne ku-xigeenka P/Land oo Magacaabay Guddoomiye Gobol

Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Guddoomiye cusub u magacaabay Gobolka Ceyn ee Puntland

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne ku-xigeenka Puntland ayaa lagu magacaabay Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Ceyn, waxaana wareegtada u qorneyd:

Markuu arkay: Dastuurka Maamulka Puntland.

Markuu arkay: Talo soo jeedinta Wasaarada Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland iyo Xildhibaanada Gobolka Cayn.

Markuu arkay: Baahida shaqo ee jirta.

Markuu tixgeliyay:  Aqoonta iyo waayo-aragnimadiisa shaqo

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

SOMALI NEWS

To Top