Maleeshiyaadka Al Shabaab ayaa fagaare kuyaala deegaanka Shaw oo ka tirsan gobolka Hiiraan waxa ay shalay galab ku toogteen haweeney ay ku...
Dilka dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Swedan ayaa sii kordhaya, waxaa ugu dambeeyay wiil dhawaan lagu dilay degmada Hjulsta oo ku...
Taliska Booliska Maamulka Jubbaland ayaa waxaa Maanta Magaalada Kismaayo ay ka billaabayaan dhaqan gelinta Amar horay uga soo baxay Wasaaradda Amniga ee...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa khadka teleefoonka kula hadlay Ra’iisul wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 67xaalado cusub oo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Guddiyada Doorashooyinka ee Heer Federaal, Heer Dowlad-goboleed iyo Xallinta...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa munaasabad ku qabsoontay Madaxtooyada Qaranka waxa uu kaga guddoomay Waraaqaha Aqoonsiga danjirenimo safiirrada...
Ku simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku xigeenka dowlad Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa shir Guddoomiyey shirka amniga ee ka dhacay Xarunta...
Dowladda Soomaaliya ayaa Albaabada isugu laabtay xarunta dadka jirkooda lagu qurxiyo oo dhawaan Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho gaar ahaan wadada maka...
Taliyaha Ciiddanka Difaaca Uganda General Wilson Mbasu Mbadi ayaa waxaa uu sheegay inuu diganayo Ciidamo tiradooda dhan tahay 1,848 Aakari oo loo...