Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ee Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa ka hadlay heshiiskii Maanta isaga iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare ka gaareen...
Xubnaha guddiga xallinta khillaafaadka doorashooyinka ee her Federaal oo Maanta doortay Guddoomiye cusub, kadib doorashado ka dhacday Teendhada Afisyooni ee Magaalada Caasimadda...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Mahdi Guuleed ayaa heshiis ka gaaray khilaafkii u dhaxeeyay ee...
Kolonyo ay la socdeen Ciidamo ka tirsan kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa waxaa saacadihii lasoo dhaafay Qarax lagula eegtay deegaanka Lambar60...
Guddiga hirgelinta doorashada dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa Warqad Codsi u diray Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), xili kulamo siyaasadeed ay...
Tiro madaafiic ah ayaa xalay lagu garaacay xaafado ka tirsan magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle, kuwaasoo la aaminsan yahay iney soo...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa ka qeybgalaya kalfadhiga 47 ee shir-weynaha arrimaha...
Guddiga hirgalinta doorashooyinka dadban ee heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ayaa wadajir usoo saaray Jadwalka Doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamanka iyo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa goordhow oo Caawa ah ka hadlay kiiska Ikraan Tahliil Faarax oo NISA shaacisay...
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga doorashooyinka heer Federaal Mowliid Mataan, ayaa maanta gaaray Magaalada Jowhar ee Caasimadda dowlad Goboleedka Hirshabeelle. Guddoomiye...