Ciidamada Booliska ee Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ee Maamulka ayaa qabtay nin looga shakisan yahay in uu fal Kufsi iyo dil...
Ra’iisal Wasaarihii hore ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa gelinkii dambe ee Maanta gaaray Magaalada Garoowe...
Gudddomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) ayaa Maanta Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Safiirka dowladda Ingiriiska u...
Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa dowladda ku eedeeyay in ay ku xirtay magaalada Beledweyne ku dhawaad 30 ruux, kuwaasoo kasoo...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar iyo wafdi uu hoggaaminayay oo isugu jiray Wasiiro iyo Xildhibaano ayaa gaaray...
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Xildhibbaan Khaliif Cabdi Cumar, ayaa lagu kala diray Maamulka Rugta Ganacsiga iyo...
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa kooxo hubeysan oo barqnimadii Maanta lagu dilay xaafad ka tirsan degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir waxaa...
Madaxwaynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo gaaraya Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland, iyadoo halkaas siweyn loogu soo dhaweeyay....
Wararka aan ka heleyno duleedka Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas saacadihii lasoo dhaafay lagu gowracay Hooyo...
Taliska Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka NISA ee dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa soo bandhigay qarax miino nooca gaadiidka lagu dhejiyo oo habeenkii xalay...