Safiirka dowladda Ingiriiska u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Ben Fender ayaa ka hadlay Shirka Madaxda dowladda Federaalka, kuwa maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir...
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal xoogan oo u dhexeeyay Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo gelinkii dambe...
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe oo la hadlay Warbaahinta ayaa faah faahin guud ka bixiyey shirka wada-tashiga magaalada Dhuusamareeb iyo...
Faah faahino ayaa laga helayaa weerar loo adeegsaday Bam gacmeed oo lagu qaaday hoyga Magaalada Muqdisho uu ka degan yahay Guddoomiyaha degmada...
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar dhabba-gal oo gelinkii dambe ee Maanta lagu qaaday kolonyo ay la socdeen Ciidamo dowladda Federaalka...
Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ayaa xilligaan waxaa ka socda diyaar garoowgii ugu dambeeyay ee uu ku furmayo Shirka Madaxda dowladda...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi ballaaran uu hoggaaminayay ayaa waxaa ay gabal-dhicii galabta gaareen Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda...
Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ayaa Goordhow waxaa gaaray Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Finish iyo wafdi...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabd Xaashi Cabdullaahi ayaa Maanta kulan la qaatay Madaxweynihii hore ee dalka Sheekh Shariif Sh...
Ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan qeybta 21-aad Guutada 15-aad iyo Ciidanka Gor-Gor iyo xubno ka tirsan Al-shabaab ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxaa...