Ra’iisul Waasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wakiillada Beesha Caalamka oo ay ka wada hadleen Doorashooyinka Soomaaliya....
Maamulka Madaxtooyada Soomaaliya ayaa si kulul u beeniyay wararka sheegaya in Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu berri safar u yahay ka qeyb...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Maanta xeyndaabka Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho kula kulmay Safiirka Jabuuti ee Soomaaliya Danjire Aadan...
Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhiya Dalka Qatar Danjire Cabdirisaaq Faarax Cali (Taano) ayaa ku soo Dhaweeyay garoonka diyaaradaha magaalada Dooxa ee dalka...
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya kooxo hubeysan oo saakay duleedka degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool ku dilay Sarkaal ka...
Waxaa Isbitaalka Martiini ee Magaalada Muqdisho saaka ku geeriyooday Taliyihii Ciidamada Asluubta ee Goblka Gedo Hareeri Xasan barre oo maalmihii la soo...
Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay waxay ku dalbatay in loo midoobo ka hortagga cudurka Coronavirus oo dhawaan dalka ku...
Maxkamadda Gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug ayaa ganaax mid 700 boqol oo doolar ku riday 31 ruux oo si sharci daro uga...
Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada dalka iyo Wakiilada Beesha Caalamka ayaa waxaa ay ku kulmeen hotel ku yaala Xerada Xalane ee xeyndaabka garoonka Aadan...
Waxaa maanta la filayaa in Hotel ku yaalLa Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho kulan ku yeeshaan Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya...