WARARKA SOOMAALI

DAAWO:-In ka badan 30 Ajaanib ah oo lagu Maxkamadeeyay Galmudug

Maxkamadda Gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug ayaa ganaax mid 700 boqol oo doolar ku riday 31 ruux oo si sharci daro uga kalluumeysanayay Biyaha xeebaha u dhaxeeya Magaalooyinka Xare-dheere iyo Hobyo,

Sidoo kale waxaa lagala wareegay doontii iyo qalabkii ay wateen waxaana ay kasoo jeedaan dalka Yemen .

Guud ahaan dadkaan la qabtay ayaa ka koobnaa 39 ruux hase ahaatee sideed ka mid ah ayaa ah Caruur sida ay ku dhawaaqday Maxkamaddu.

Halkaan ka Daawo Muuqaalka Ajaanibta.

SOMALI NEWS

To Top