Wararkii ugu danbeeyey ayaa sheegay in Odayaasha dhaqanka ee Magaalada Muqdisho oo uu hoggaaminayo Suldaan Seed ay soo farageliyeen arinta khilaafka Madaxweyne...
Cutubka la-dagaallanka Argagixisada u qaabilsan ciidanka PMPF ee Puntland ayaa saacadihii la soo dhaafay magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ku qabtay...
Taliyaha Ciidanka Booliska degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ee Maamulka Galmudug Cismaan Cali Hudey ayaa ka hadlay abaabul rag hubeysan oo maleeshiyo...
Kolonyo ay la socdeen Ciidamo ka tirsan kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa waxaa qarax miino nooca dhulka lagu aaso ah lagula...
Wasiirka Qorshaynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan oo Maanta gaaray Magaalada Garoowe ayaa u sii gudbay dhinaca degmada Dhahar ee Gobolka...
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Khaliif Cabdi Cumar, ayaa kulan la qaatay Danjiraha cusub ee dawladda Indonesia ay u soo magacowday...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa xukun ku riday xubno Ajaanib ah oo ka tirsan Kooxda ee Al-shabaab, labada Argagixiye ayaa u kala...
Maxkamad fadhigeedu yahay dalka Yemen ayaa xukun dil ah ku ridday 10 qof oo ay ku jiraan madaxweynihii hore ee Mareykanka, Donald...
Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa waxaa uu xalay ka dhacay Tuulada Ambareyso oo 5km u jirta degmada Baraawe...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa kulan la qaatay Danjiraha cusub ee Midowga Yurub ee Soomaaliya Tiina Intelmann....