Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabisan Arrimaha Soomaaliya James Swan oo shalay ka qeyb galay shir ay yeesheen Golaha Ammaanka ayaa ka hadlay...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumaddda Federaalka Xasan Xuseen Xaaji ayaa saxiixay laba siyaasadood oo kala ah Siyaasadda Xaquuqda Aadanaha ee Wasaaradda Gaashaandhigga iyo...
Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Xukuumadda Soomaaliya Xaniifa Maxamed Ibraahim iyo Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka ayaa kulan la...
Dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab ayaa lagu soo warramayaa in saacadiihii lasoo dhaafay ay weerar qorshaysan ka fuliyeen degmada Wajeer ee Gobolka Waqooyi...
Weerar loo adeegsaday rasaas xoogan ayaa fiidnimadii xalay ka dhacay tuulo hoostegta deegaanka Balanballe ee Gobolka Galgaduud, kaasi oo geystay khasaaro isugu...
Wasiirka Arrimaha dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdirisaaq Maxamed ayaa khudbad u jeediyay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ku sheegay in heshiis laga...
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee arrimaha Doorashooyinka oo uu shir guddoominayo Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Wasaare Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa...
Maxkamadda Ciidamadada qalabka sida aya xukun Xabsi Daa’in ah ku riday Cabdullaahi Cabdiraxmaan Axmed Ismaaciil, oo caan kaga ahaa Alshabaab Maxamed Carab...
Heshiis hordhac ah ayaa Maanta oo talaado ah laga gaaray dagaal u dhexeeyay laba maleeshiyo beeleed oo maalmihii lasoo dhaafay ku dagaalamayay...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa hoyga uu ka deggen yahay ku qaabilay Safiirka dowlada Itoobiya u...