Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kalfadhiga labaad kulankiisa 2aad ee wadajirka ah...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in galabta lasoo afjaray weerarkii kooxda Al-Shabaab ay fiidkii hore ee xalay ku qaatay hoteelka Rays oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo furay shirweynaha caalamiga ah ee maalgashiga Soomaaliya ayaa xusay in dalka ay ka jirto...
Kulan Maanta oo Isniin ah lagu waday inay yeeshaan Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa gebi ahaan la baajiyey. Qoraal...
Rasaas ayaa wali laga maqlayaa gudaha hoteelka Villa Roosa oo ku yaala meel ku dhow xarunta Madaxtooyadda Soomaaliya. Dabley hubeysan oo ka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo dardargelinaya dagaalka lagula jiro Alshabaab ayaa gaaray deegaanka Nuur-dugle ee Hirshabelle oo ka mid...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo-Jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta XFS ayaa magacaabay Guddoomiye...
Jugta qarax xoogan ayaa waxaa daqiiqado kahor laga maqlay inta bdan degmooyinka Gobolka Banaadir, kaasi oo ka dhacay agagaarka Isgoyska Ceel-gaabta ee...
Khilaaf xooggan ayaa la xaqiijiyay in uu ka dhex qarxay Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe iyo ku xigeenkiisa, Yuusuf Axmed...
Diiwaangalinta Musharaxiinta u taagan Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi ayaa lagu waddaa in maanta lasoo gabagabeeyo ka dibna maalinta Berri loo gudbo...