Madaxweynihii hore dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa waxaa xil sare looga magacaabay Urur Goboleedka IGAD, sida uu xaqiijiyay Wasiirka Warfaafinta,...
Dab xoogga oo socday mudo ku dhow laba saacadood oo xiriir ah ayaa xalay fiidkii ka kacay xaafadda Seybiyaano ee degmada Hodan,...
Wararka aan ka heleyno duleedka deegaanka Ilix ee dhaca koonfurta magaalada Ceeldheere ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in xalay saqdii dhexe halkaasi...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa waxaa Maanta oo sabti ah la horgeeyay Guddoomiye ku-xigeenkii hore ee Arrimaha bulshada degmooyinka Hodan iyo Xamar...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa xalay ka dhoofay Garoonka diyaaradaha Aadan ee magaalada caasimadda ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad loogu mahad celinayay dowladihii codkooda ku taageeray go’aankii taariikhiga...
Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah xubin uga noqotay Guddiga Fulinta Cimiladda Maaliyadeed oo u taagan wax ka qabashada caqabadaha maaliyadeed ee...
Ugu yaraan 65 qof ayaa ku dhintay dhul go’ iyo daadad ka dhashay roobab mahiigaan ah oo ka da’ay waqooyiga Tanzania,sida ay...
Saacadihii la soo dhaafay Kooxo burcad hubeysan oo u dhashay dalka Koonfur Afrika waxaa ay meelo kamid ah dalkaas kudileen muwaadiniin Soomaaliyeed...
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Daa’uud Jaamac ِAweys oo shir jaraa’id qabtay ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid...